Xeer-Ilaaliyaha Guud ee qaranka oo diiday inuu hor tago Golaha Wakiikada

Xeer-Ilaaliyaha Guud ee qaranka Somaliland ayaa ku gacan saydhay inuu horyimaado Golaha Wakiilada si wax looga weydiiyo xadhiga iyo dacwadda Xildhibaan Maxamed Abiib, Xeer-Ilaaliyaha ayaa golaha Wakiilada u sheegay inaanay Awood u lahayn in Xeer-ilaaliyaha wax laga waydin karo Arrimaha ku saabsan Dacwadaha, iyadoo fadhigii saaka ee Golaha Wakiilada laga hor akhriyey qoraal uu Xeer-ilaaliyuhu arrintaasi kaga hadlay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker