Jidka isku xidha Hargeysa iyo Boorama oo Dabalay Xidhay

Isku socodka gaadiidka iskaga goosha magaalooyinka Boorama iyo Hargeysa ayaa hadda caadi ku soo noqday kadib markii koox hubaysan ay dhagaxaan ku goysay jidka laamiga ah ee laagta Goroyo-cawleed.
Ciidan millatary ah oo joogay xerada Goroyo-cawl ayey is baacsadeen kooxdii sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil goob-joog ahaa oo Awdal History hadda kula kulantay barta controlka ee laga soo galo magaalada Boorama.
Ciidanka police-ka ammaankaa ee magaalada Boorama ayaa lagu arkayaa suuqyada iyo jidadaka magaalada.
Awdal Media 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker