Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo lagu xidhay magaalada Hargeysa.

Ciidamada amaanka Somaliland ayaa xabsiga u taxabay Xildhibaan Maxamed Abiib o mudooyinkii u dambeyaay ku maqnaa dalka isku taga imaataka Carabta,

Ciidamda ayaa xidhay xildhibaan Maxamed Abiib oo ka soo dagay Garoonka diyaradaha ee Hargeysa waxana hada loo soo dhaadhciyaay Xaruunta dambi baadhista ee CIDda

Wixii warar ka soo kordha kala Soco Oodweynenews.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker