Wiil Somali ah oo lagu dilay magaalada Minneapolis
Alle hawnaxariiste waxa magaalada Minneapolis lagu diley mid kamid ah dhalinyarada dhawaan soo gashey wadankan Maraykanka halka wiilkalan lagu dhaawacay isla goobta oo ah aaga Suuqa ugu weyn Soomaalida ee Karmel Mall.
Alle haw naxariiste khadar Nimcaan
Waxaan Tacsi udirayaa walalkay Maxamed Nimcaan Oo ay walal ahaayeen wiilka



