Guddiga guud ee Beelaha Garxajis ayaa gaadhay magaalada Ceerigaabo. Waxaana guddida si weyn u soo dhaweeyay shacabka reer Sanaag.