Maxkmada Sare ee Somaliya oo dhagaysanaysa Maanta Kiiska Sayid-Cali Macalin Daa’uud

Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo horay labo jeer dil toogasho ah loogu xukumay ayaa maanta la horgeynayaa Maxkamadda Sare ee dalka oo aqbashay racfaankii uu ka qaatay xukunadii hore, waxaana dhageysiga dacwada Sayid-Cali toos uga daawa doontaan Warbaahinta Qaranka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker