Madaxweynihii Hore Ee Ruushka Oo Hanjabaad Culus Udiray NATO

 

Dmitry Medvedev, Madaxweynihii hore ee Ruushka, ayaa hanjabaad adag u diray NATO. Wuxuu ku eedeeyay Reer Galbeedka inay uga sii darayaan xaaladda Ukraine.

Medvedev wuxuu carabka ku adkeeyay in colaaddu ay hadda sababi doonto khasaare laxaadleh. Wuxuu si cad u sheegay in Ruushku aanu diyaar u ahayn wax wada hadal ah ilaa cadowga si buuxda loo burburiyo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker