Kenya oo billaabeysa tallaalka busbus-ka

Dowladda Kenya ayaa Isniintii sheegtay in dhammaadka sannadkaan ay billaabi doonto tallaalka cudurka halista ah ee Busbuska Daanyeerka, oo hadda ku sii faafaya bartamaha iyo bariga Africa.

Kenya ayaa heleysa ilaa 2 milyan oo doos oo ah tallaalka cudurkaan, bisha December ee sannadkaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker