Ururka Horseed oo ka Hadhay Doorashada
Urur siyaasadeedka πππππππ oo shaaciyey inuu ka hadhey tartanka doorashada Somaliland ka dhici doonta 13.11.2024
Urur siyaasadeedkan oo warqad rasmi ah oo uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha Ururkaasi Cabdilaahi Darawal u qoray Kominshanka Doorashooyinka waxuu cadeeyey in aanu doorashadaas ka qeyb geli doonin oo uu sidaas kaga hadhey .





