Wadamada xubnaha ka ah Qaramada Midoobay oo ansixiyay heshiis dhanka internetka
Wadamada xubnaha ka ah Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay heshiis lagu beegsanayo dambiyada internetka, inkastoo wadamadaan lagu dhaleeceeyay in ay heshiiska ay u isticmaalayaan adidaada xoriyadda hadalka.
Heshishkaan oo asalkiis uu soo jeediyay dalka Ruushka ayaa dhagan galaya marka ay ansixiyaan dalalka kale ee xubnaha ka ah garamada midoobay.




