Wasiirka Arrimaha dibada Turkiga oo Booqday Itoobiya

Wasiirka Arrimaha dibada Turkiga oo gaadhay Adisababa Xili Soomaliya filaysay in Turki Dufaaco xeebaha Soomaliya.
Hakan Fidan, wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga. Waxa ay Itoobiya kawada hadli doonan xoojinta xidhiidhka labbada Dal.
Abiy Axmed: “saaka waxaan qaabilay Hakan Fidan, wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga. Waxaan ka wada hadli doonnaa xoojinta xidhiidhka labada dal.”
Turkiga wuxuu Itoobiya kula jiraa heshiis dufaac.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker