Xukumada Somaliland oo xidhaysa Daaci Saalax
โCid kasta oo diinteena ku xadgudubta dhamaanteenba waxa inagu waajib ah in aynu gacan ku qabano ama ha ahaado ninka hebal Saalax la yidhaa ee caytamay ama ha ahaado cid kale.
Dumarkeenu sharaf ayay inaga mudan yihiin oo ilaahay ayaa sharfayโ
Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland




