Laba diyaaradood oo marayay dusha sare ee magaalada New York oo isku dhici gaadhay

Waxaa la baahiyay muuqaal muujinaya laba diyaaradood oo aad isugu soo dhawaaday hawada sare ee garoonka caalamiga ah ee Syracuse Hancock ee magaalada New York.

Sida ka muuqata sawirrada sare ee calaamadda casaaka ah la geliyay waxaa ay ku sikteen diyaaradahaan in ay isku dhacaan waxaadba mooddaa in ay is xoqeen.

Dhacdadan ayaa dhacday 8-dii bishii June, waxaana maamulka duulista hawada ee dalka Mareykanka ay wadaan baaritaanno la xiriira dhacdadan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker