Israa’iil oo duqeysay guriga hogaamiyaha Xamaas

Milatariga Israa’iil ayaa duqaymo dhanka cirka ah ku garaacay guriga qoyska hoggaamiyaha Xamaas ee bannaanka ka ah magaalada Qaza sabtidii, waxaanay hore u sii wadeen weeraro guud ahaan gobolka go’doomiyey halkaas oo dhibaatada bini’aadantinimo ay si xawli ah uga sii darayso.

Cunto, biyo, shidaalka looga baahan yahay matoorada isbitaallada iyo tas-hiilaadka kale ayaa gabaabsi ku ah Qaza, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku booriyay xabbad-joojin degdeg ah si loogu oggolaado gargaarka.

“Xaaladda bini’aadantinimo ee Qaza waa mid aad u xun,” Guterres ayaa ku yiri goor dambe oo jimcahii ah hadal cad oo aan looga baran. “Dad dhan ayaa argagaxsan, meelna kuma badbaadi karaan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker