Booliska Nigeria oo soo badbaadiyay 6 dumar ah oo uur leh

Booliska Nigeria ayaa badbaadiyay lix dumar ah oo uur leh ka dib markii ay booliska weerareen goobo looga shakiyay in lagu hayay dumarkan ee kuyaalla gobolka Rivers, sida ay ku warrantay warbaahinta maxalliga ah.

Booliska ayaa sheegay in ay xireen haweeney 39 jir ah, oo ah haweeneyda lagu eedeeyay in ay lahayd guriga looga ganacsanayay carruurta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker