Gobol kamid ah Hindiya oo ay muslimiin ku noolyihin oo maamnuucaya guuurka hablaha badan

Xukuumadda gobolka Assam ayaa samaysay guddi khubaro ah oo afar xubnood ka kooban oo uu madax u yahay garsoore hawlgab ah si ay gobolka uga mamnuucaan guurka badan.

Guddigan khubarada ah ayaa daraasad ku sameyn doona in sharci-dejinta gobolka uu awood u leeyahay inuu mamnuuco guurka hablaha badan iyo in kale.

Sida laga soo xigtay xukuumadda Assam, guddigani wuxuu lix bilood lkadib s soo gudbin doonaa warbixin arrintan la xiriita.

Hadalkan ka soo yeedhay wasiirka ayaa si gaar ah walaac ugu beeray muslimiinta asal ahaan ka soo jeeda Bengali ee dega gobolka Assam.

Dawladda Assam loo soo gaabiyo GoAS, waa dawladda goboleed katirsan Hindiya ee Assam. Waxay ka kooban tahay Guddoomiyaha uu Madaxweynaha Hindiya u magacaabay madaxa gobolka, hadda Gulab Chand Kataria.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker