Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay qabyaalada soomaalida
Warbixin Turjuman:-Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay qabyaalada soomaalida kala kaxaysay iyo qabiilo uu la xidhiidhiyey madax hore oo uu toos u magac dhabay.
Siyaad Barre oo uu ku xidhiidhiyey Daarood iyo macaamilka Hawiye u dhaxeeya oo uu tusaalooyin ku bixiyey, halka uu Cigaal iyo Cabdirashiid Cali Sharmaarke ku sifeeyey hogaamiyeyaal wanaagsan oo soomaalidu wayday kuwii afgembiyeyna ku tilmaamay dad aan macno lahayn.
Sidoo kale dawladaha maamul goboleedada ee Soomaalidu samaysatay ayuu barbar dhigay kuwii ka jiray wakhtigii uu Jarmalku qaybsanaa.




