Dagaalka khartuum oo ku fiday xarunta telefishinka qaranka Sudan

Dagaalka Khartuum ayaa hadda ku fiday xarunta dhexe ee TV-ga dowladda Suudaan, sida uu sheegay wariye ka tirsan warbaahinta oo si kooban uga soo muuqday shaashadda.

Rasaas ayaa laga maqlayay xilli uu hawada ku jiray wariyahani, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters.

Warar iska soo horjeeda ayaa ka soo baxaya labada dhinac taasi oo ku saabsan cidda maamusha meelaha muhiimka ah ee caasimadda Suudaan ee Khartoum.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker