Madaxweynaha Botswana oo beeniyay qorshe uu xilka uga qaadi rabay madaxweyne ku xigeenka

Madaxweynaha Botswana, Mokgweetsi Masisi ayaa beeniyay eedeymo la xiriira in uu qorsheynayay in uu xilka ka qaadis ku sameeyo madaxweyne ku xigeenka dalkaas, Slumber Tsogwane.

Waxaa jiray warar laisla dhexmarayay oo ku saabsan in madaxweyne ku xigeenka shaqada laga ceyrin rabo kadib doorashada 2024-ka ka dhaceyso halkaas.

Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id wuxuu madaxweynaha sheegay in Slumber Tsogwane uu yahay nin howlkar ah isla markaana uusan wax shir ah la yeelan golaha wasiirada si ay xilka uga qaadaan madaxweyne ku xigeenk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker