Sool waa in lagu eego Muraayad cad, iyo Talo mug leh. ” Maxamuud Xaashi

Waxaan aaminsanahay, in xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi, ay muddo dheer ku eegaysay gobolka Sool, muraayad madaw, iyo Siyaasad madhalays ah.
Sidaa darteed, mar haddii aynu aragno madhaxii arrintaa, maanta waxaa lagama maarmaan ah in lagu eego, muraayad cad iyo talo mug leh, oo aan lagu madiyeyn maamulka jira .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker