Qoyskan oo ku nool magaalada Pforzheim ee dalka Jarmalka ayaa dhammaantood qaatay Diinta Islaamka

Qoyskan oo ku nool magaalada Pforzheim ee dalka Jarmalka ayaa dhammaantood qaatay Diinta Islaamka ka dib markii loo soo bandhigay dawcadda Islaamka.
Reerkan oo ka koobnaa lammaane iyo ubadkoodii oo dhammaantood shaahdada loo qabtay Jimcihii koowaad ee bishan Barakaysan ee Ramdaan.
Muslimiinta ku dhaqan dalka Jarmalka ayaa sannadadii dambe aad u sii badanayey iyada oo haatan wadartooda lagu qiyaaso 4.5 milyan oo ruux.
Isaga oo dalkaasi ka mida waddamada Yurub ee ay Diintu sida weyn ugu faaftay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker