Rabshado ka dhashay go’aanka Macron oo weli ka socda Paris

Booliiska magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska iyo tobanaan kun oo dibad-baxaya ayaa habeenkii saddexaad isku dhacay.

Dadkan ayaa ka mudaharaadaya dowladda oo dooneysa inay kordhiso da’da ay shaqaaluhu ku noqon karaan howlgab iyada oo baarlamanku aanu ansixin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker