Ninka Magaciisa ku Sheegay Maxamed Ibraahin Xawaadle ee Tvga Isku Dira ee Umada & in isagaba Maxkamada la soo taagaa

Xeerilaalinta & Maxkamada hadii Sharci jiro Dad Shicib ah ayey ku dacweeyaan
kicin Dadweyne & Been Abuur, horta waa in Tvga Eryal la yidhaada Umada &
Wadankaba laga qabtaa, Munaafaq kasta & ku Umada caaya, ama isku diraba’
Gurigiisa ayuu ugu tagaa uu war ka Kicin Isku dir & Aflaagado Shakhsiba ku had-laya ka soo dubaa, oo Umadan dhan ku rogman kartaa isku firkaa uu
intuu Xaafadahooda ugu galo Ninka Weriyaha ee la yidhaahdo Badri Koosaar.
Hadaba, Tv,ga isku dirka & Colaada & Dhibaatada umada kula dhex jira waxa’
raali ka ah oo u shaqeeyaa shakhsiyaad Xukuumada oo Dab & Colaada S/Land
kyula wareegaya.
al Hadaba, Tv,gaasi wuxuu ka soo duubay war Nin isku sheegay Maxamed
Ibraahin Xawaadle Madar oo qiranaya anigaa dembigaa galay, anigaa beentaa
sameeyey, weliba aniga iska dhigayey Ninkiiu is qariyey ee hadlayey  sheeg-0
ayey inuu duubey Komishinka oo Doorashadii isadaba marinaya.
Bal Hadaba, armaamikii Baadi Goob Hawada wuu galay waana run oo waa wax Umadu ogeyd oo been maaha, oo cid kastaa ogeyd inuu Komishinka, Xukuumada Booliiska cid kastaa musuqdey, dhacdey, waxa kale oo uu ku
andacoodey Bulaxaar maanu tegin, meel kale maanu tegin ee Guriga Ciro ayaa
lagu duubey, dayadii Lugahaya joogey, ma Gurigii Ciro ayaa Lugahaya u guurey
oo luga yeeshay, Kuwii Bulaxaay ma Guriga Ciro ayaa Bulaxaar u duuley.
Goboladii & Faadumo Siciid halkay fadhidey ma Gurigii Ciro ayuu ahaa.
Sidaas arteed, Gudoomiyaha axkamada ee ku faana Dembiyada waanu
qabanaa cidna dhinac ma saarno oo dhex ayaanu nahay Ninkaa Dembiga
weyn ee aduun & Aakhirba ku xun sheegtey Been ayaan sheegay, oo anaa
ka dambeeyey, meel kastana Cajalihii oo Runa ay ku jiraan, waa in degdeg
Maxkamada loo soo taagaa, hadii Aadan Cali Cali & Xeer ilaalinta Dadka
aan Dembi gelin iska xidhaya,  iyagaa Aduun & Aakhiro la weydiin.
Sidaas Darteed, Beentaas oo kale aduunyo dhan ayaa ku rogmatey, sidii
daacadii alka Ruwaanda ee war ay sii deysey Boqolaal kun oo qof ku dhin
teen, Hadabaa, Ninkaas & TV<ga beenta & Isku irka Umada ee Eryal Tv &
Weriyaha Badri Koosaar waa in Xeer Ilaaliyaha & Maxkamaduhu Sharciga
hor keenaan, hadii Kale qof kastaa Sharciga gacanta ku qaadan.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker