Xogta Diyaaradaha Milatariga Maraykanka oo La Sheegay Inay Fadhiisteen magaalada Caynaba

Waxa ay Ahayd Gelinkii Dambe ee Khamiistii Shalay markiiย  magaalada Caynaba ku soo degtay diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Cirka ee Maraykanak ( United States Air Force ).

Diyaaradan oo nooceedu yahay Hercules C-130, ayaa abbaaro 3-dii Galabnimo ka soo kacday Saldhigga Milatariga Maraykanku ku leeyahay dalka Jabuuti ee Camp Lemonnier.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker