Mareykanka oo ka jawaabay hadal ka soo yeeray wasiir ka tirsan Israa’iil

Dowladda Mareykanka ayaa gaashaanka u daruurtay hadal uu jeediyay wasiirka midigta fog ee maaliyadda ee Israa’iil, Bezalel Smotrich, kaas oo ku baaqay in tuulada Hawara laga sifeeyo dadka Falastiiniyiinta – hadalkaas oo Washington ay ku tilmaantay “wax laga yaqyaqsiyoodo” oo “laga caroodo”.

Qof Falastiini ah ayaa la dilay kaddib markii Yuhuudda meesha la dajiyay ay Axaddii iyagoo caraysan xoog ku galeen aaggaasi.

Tallaabadaas oo u muuqanaysay inay ugu aargudayeen dilka laba nin oo walaalo ahaa oo Israa’iiliyiin ahaa.

Xaafadaan ka tirsan daanta galbeed ee lahaysto waxaa si buuda u maamula Israel, Falastiiniyiinta ku dhagan ayaa ku eedeeyay cidamada Israa’il in ay ka difaaciwaayeen weeraro mudo saacado ah ku socday.

Lamar Abusarees o ah toban jir u dhalataya Falastiin ayaa sheegtay in gurigoodu uu kamid ahaa kuwii la gubay.

Madaxweyne Maxamuud Cabaas ayaa sheegay in u dawladda Israa’iil kula xisaabtamayo dhibka gaaray dadkiisa.

Dagaalka Falastiin iyo Israa’iil muddo badan ayuu socdaa, waxaana uu mar orseeday dagaal weyn oo u dhaxeeyay Israa’iil iyo Carabt

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker