Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyaay Masuuliyiin Dhawaan La Magacabay.
Fadhigii maanta ee golaha Wakiilladda JSL oo uu shirgudoominayay Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Mudane Siciid Mire Faarax (Giire) ayaa lagu ansixiyey Saddex Masuul
1. Wasiirka Wasaarada Maalgashiga.
2. Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka
3. Xubin ka tirsan Komishanka Shaqaalaha Dawlada




