“Xukuumad ahaan Waxaanu diyaarinay Madaxdhaqameed aanu u dirayno Laascaanood” – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland

Xukuumaadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay sheegtay inay Madax-dhaqameed u dirayso Gobolka Sool si ay isimadda dhaqanka ee Gobolkaasi ugala hadlaan xaaladda taagan.

Xukuumaddu waxa ay intaas ku dartay inay madax-dhaqameedka oo ka kooban gobollada kale ee Somaliland ay kalsooni buuxda siinayso si ay xalka xiisadda ka taagan gobolka Sool ugala Hadlaan Garaaddada Gobollada Buuhoodle iyo Sool.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker