Wiil hore si la yaab leh loo badbaadiyey oo u dhashay Thailand oo dhaawac haatan u geeriyooday

Mid ka mid ah 12 carruur ah oo si la yaab leh looga soo badbaadieyey god ay daadad ku rogmadeen dalka Thailand shan sano ka hor ayaa geeriyooday.

Duangpetch Promtep ayaa dhaawacmay isagoo ka qeybgalaya tabababr kubbadda ah oo ka dhacayey akedemiyo ku taalla dalka Ingiriiska.

Wiilkan oo 17 jir ahaa ayaa la helay isagoo miir daboolmay Axaddii magaallada Leicestershire waxaana loo qaaday isbitaalka halkaas oo u uku dhintay shalay oo Talaado aheyd.

Wuxuu ahaa kabtanka koox wiilal ah oo u dhalatay Thailland oo kubabadda cagta ahkuwaas oo muddo labo toddobaad ah ku jiray god ay daad harqiyeen markii dambena waxaa kooxdaas wiilasha ah helay in quuse ahwaxayna noqotay badbaadintii ugu xasuusta badneyd.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker