Xukumadda Somaliland ayaa Sheegtay inay Ka Go’antahay Xabad Joojintii ay Sheegtay.

War-saxaafadeed ku qornaa luuqadda English-ka oo ay soo saartay xukuumadda Somaliland ayaa waxa lagu yidhi:

“Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ay beesha caalamka iyo bulshada reer Sool ku wargelinaysaa inay ku adkaysanayso go’aankii ay soo saartay 10-kii February 2023 ee shuruud la’aanta ah, waxaanay xukuumaddu mar kale ku celisay in ciidamadeeda milateriga lagu amray inay is-difaacaan.

Xukuumadda Somaliland waxay aaminsan tahay in xaaladda Laascaanood aanay ahayn mid muujinaysa cabashooyin bulsho, balse ay tahay qorshe la sii qorsheeyay oo ay wadaan kuwa Soomaaliya jooga oo doonaya inay khalkhal galiyaan Somaliland”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker