UK: Tirada dadka uu ku dhacay COVID-19 oo mar kale sare u kacday

Xafiiska Tiro-koobka Qaranka Britain ayaa xaqiijiyey in xanuunka Covid-19 toddobaad guddihii kor u kacay hal milyan.

Baadhitaano la sameeyey ayaa lagu ogaadey in 16-kii qof mid ka mid ahi uu xannuunkaas qabo England iyadoo nuqulka cusub ee ka farcamay Omicron ee BA.2 uu si xowli ah u faafayo.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker