Somaliland: Fitno Ka Dhacda Laascaanood Oo Laga Digay
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo ka mid ah Culimada Somaliland ayaa ku baaqay in laga wada-shaqeeyo sidii nabadda loogu dabbaali lahaa xiisadda ka taagan gobolka Sool.
MUUQAALKA KAGA BOGO