Kulan Ay La Yeesheen Xubno Ka Soo Jeedo Bariga Burco Gudoomiyaha Xisbiga Waddani. Cabdiraxmaan Ciro.

Waxaa habeenkii xalay ee bishan November 3/11/18. Kulan ku dhexe marayo xubin ka soo jeedo beesha Bariga Magaalada Burco. Kulankan oo ujeedadiisu ay ahayd dardar gelinta iyo balaadhinta Xisbiga Waddani,ayaa ay xubnaha iyo gudoomiyuhu Isla qaateen sidii loo kobcin laha Xisbiga oo haatan u muuqda inuu ka soo kabanayo hantaaqdii doorashada madaxweyne nimada.Baalashan la kala baxayo.
Kulankan oo warnaahintu dibada jooga ka ahayd waxay xubnihii ka qayb galay ii sheegeen in ay Gudoomiyaha isku af- garteen qodobadii ay ka wada hadaleen.
Isla markaasna ay u heegan yihiin fulinta iyo meel marinta go’aamada ay ka wada hadaleen ee hawsha Xisbiga gudo iyo dibadaba.

Mataan M Omar
Xoghayaha warbaahinta Waddani UK.
Sheffield.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker