Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadashay Shirwaynaha 2aad Ee Xisbiga
Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI Marwo Foosiya Kayse Faarax ‘’Xisbiga WADDANI ballan qaadkii haweenka wuu muujiyey ergaddana tiro aad u badan ayuu ka siiyey,kuwaas oo ka kale yimi Gobollada dalka iyo daafaha caalamka .’’