Somaliland Oo Ka Mid Noqotay Waddamo Afrikan ah oo Fursad U helay Internetka Ugu Xawaaraha Sarreeya Dunida

Ganacsadaha Elon Musk oo hadda ah ninka labaad ee Dunida ugu hanti badan, ayaa qorsheeyay inuu Internet Xawaarihiisu sarreeyo ka hirgeliyo Dalalka qaaradda Afrika.

Dalka Zimbabwe ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee laga hirgelinayo Internet-ka Xawaarihiisu sarreeyo, kaasi oo ay hirgelinayso Shirkadda Starlink ee uu leeyahay Elon Musk.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker