Faahfaahin ka soo baxaysa weerar ka dhacay Xamarweyne

Qaraxyo iyo rasaas ayaa goor sii horreysay laga maqlay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.

Faahfaahin ka soo baxday ayaa sheegeysa in qaraxyadaas lala beegsaday xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Weerarka ayaa loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay, waxaana xigtay rasaas.

Weli lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker