Jarmalka oo su’aalo iskaweydiinaya balanqaad ay Ukraine u sameyeen

Lataliyaha wasiirka difaaca Ukraine ayaa sheegay in xulafada dalkaasi ay su’aalo iska weydiiyaan ballanqaadkoodi ahaa inay caawinaad millatari siinayaan Ukraine, haddii ay marba ku kala qaybsan yihiin in Kyiv la siiyo taangiyo casri ah iyo in kale.

Jarmalku waxa uu ku adkaystay in aanu hor istaagin in la keeno taangiyada Leopard, oo ay dalalka kale doonayaan in ay soo diraan. Wasiirka arrimaha dibadda Finland Pekka Haavisto, ayaa BBC-da u sheegay taangiyadaasi in Kyiv la siiyo in loo baahan yahay balse wax ku biirinta miitariga Ukraine ay muhiim tahay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker