Dad lagu qafaashay Burkina Faso oo la soo badbaadiyay

Warbaahinta dowladda Burkina Faso ayaa sheegtay in koox ka koobneyd lixdan iyo lix haween iyo carruur ah oo ay koox mujaahidiin ah ka qafaasheen waqooyiga dalkaasi todobaadkii hore ayaa la sii daayay.

Warbaahinta dowladda Burkina Faso ayaa sheegtay in ciidamada ay soo badbaadiyeen dadkan.

Kooxdan ayaa la afduubtay xilli ay cunto u doonanayeen deegaan ay ku hareeraysan yihiin xoogaga Islaamiyiinta ah ee ka dagaallama dalka Burkina Faso.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker