Daawo:- Qalbi-dhagax oo si layaableh loogusoo dhaweeyay Nayrobi

Nayrobi-kenya: (OWN) Cabdikariin Muuse Qalbi-dhagax oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsan ururka ONLF oo hore ay dawladda Soomaaliya hore ugu dhiibtay Dalka Ethiopia isla markaana ay sii daysay Ethiopia dhawaan ayaa si wayn loogusoo dhaweeyay dalka Kenya taageerayaal aad utiro badan ayaa ka qayb qaatay soo dhawayntiisa, xadhiga Qalbi-dhagax ayaa waxa uu dhulkla Soomaaliya ka dhaliyay Cadho xoogan…………………….

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker