Xildhibaano Sool iyo Buuhoodle ka Soo Jeeda oo Hadlay

Waxa saaka si wadajir ah Saxaafada ula hadlay xildhibaanada Baarlamaanka JSL e Gobolada Sool iyo Buuhoodle iyo Xildhibaanada Goleyaasha deegaanka degmooyinka Laascaanood Taleex iyo Xudun.
Kulankani ayaa ka qabsoomay Xarunta Gobolka Sool waxaanay xubnahaasi soo saareen warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan.
1.Nabadgalyada iyo Xasiloonida Gobolka Sool.
2. Wax ka qabashada dhibaatooyinkii ka dhacay Gobolka Sool.
3.Xaaladda dadkii ka barakacay magaalada laascaanood.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker