Ciidamad Amxaarada oo bilaabay in ay kabaxaan gobolka Tigray

Ciidamada difaaca Itoobiya ayaa sheegay in xubno ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Amxaarada – oo xulafo la ah dowladda federaalka labadii sano ee dagaalka sokeeye ee ka dhanka ahaa dagaalyahannada Tigrayga – ay bilaabeen in ay ka baxaan magaalada Shire ee Tigrayga iyo deegaannada hoos yimaada.

Tani waxay ku soo beegmaysaa iyadoo dagaalamayaasha Tigray-ga horaantii todobaadka ay bilaabeen inay hubkooda wareejiyaan si waafaqsan heshiiskii nabadeed ee bishii November lagu saxiixay Pretoria si loo soo afjaro dagaalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker