Doorashada afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka oo la isku mari la’yahay
Aqalka Congress-ka ee dalka Mareykanka ayaa maalintii labaad dib u dhac ku yimid iyadoo aan la dooran Afhayeenka, taasoo sii kordhisay curyaaminta siyaasadda Mareykanka.
Hogaamiyaha aqlabiyada xisbiga Jamhuuriga Kevin McCarthy ayaa lix jeer ku guul daraystay in la doorto sababtoo ah koox labaatan xubnood ah oo ka tirsan xisbigiisa ayaa diiday inay taageeraan.

Copyright: Getty Images
