Madaxweynaha Puntland oo Warbaahinta La Hadalay ayaa Sheegay inuu Dulqaadkii ka Dhamaaday

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni oo goordhaweyd shir warbaahineed ku qabtay magaalada Garoowe ayaa sheegay in Gobolka Sool uu yahay mid ka tirsan deegaanka Puntland isla markaana ay xoog ku haystaan dad uu sheegay in aanay Soomaalinnimada ogoleyn.
Madaxweyne Deni waxa kale oo uu sheegay in Puntland diyaar u tahay difaaca dadkeeda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker