Guddoomiyhii Culimada Tabliiqa ee Geeska Afrika oo Geeriyooday

Alle ha u naxariisto Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal oo dalka Sucuudiga ku geeriyooday. Sheekha ayaa ahaa hoggaamiyihii culimada Tabliiqa ee Geeska Afrika. Isagoo wakhtigiisa inta ugu badan usoo huray faafinta dacwadda diinta islaamka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker