Shirka Golaha wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka, sida lagu sheegay qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee VILLA SOMALIA.

Shirkan ayaa la sheegay inay madaxda uga hadlayaan federaaleynta garsoorka iyo asteynta awoodaha heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed, ayna sidoo kale iska xog-wareysan doonaan xaaladda amniga dalka, gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker