Khilaaf u dhaxeeyey guddiga ganacsatada Islii oo xal laga gaaray

Guddiga ganacsatada Suuqa Islii ee magaalada Nairobi ayaa ku guulaystay inay xal ka gaaraan khilaaf dhowaan sababay inuu xilka iska casilo gudoomiyaha guddiga Suuqa Islii Xaaji Axmed Yare.

Xubnaha guddiga oo kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa shaaciyay in khilaafkaasi la xaliyay oo gudoomiyuhu uu shaqadii guddiga ee loo doortay uu wali isagu hayo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker