Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Maxamed Bin Salmaan
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa dalka Sucuudiga kula kulmay Dhaxal Sugaha boqortooyada Maxamed Bin Salmaan, waxay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal iyo arrimaha amniga.
Maxamed Bin Salmaan ‘wuxuu soo dhaweeyay guulaha ay dowladda ka gaartay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab”, sida ay baahisay warbaahinta dowladda