Tog-wajaale: Maamulka degmada iyo Ciidammada Ammaanka oo gubay Qaad Kontarabaan ah

Tog-Wajaale (OWN)- Maamulka degmada Tog-wajaale iyo Ciidammada Ammaanka ayaa maanta gubay Qaad Kontarabaan ah oo dalka ka soo galay dhinaca dalka Ethiopia.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker