Somaliland: Diyaar-garowga Doorashooyinka Iyo Xaaladda Ammaanka Oo Xukuumaddu Ka War-Bixisay
Hargeysa (OWN)- Wasiirka ARrimaha gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta hortagay guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa ka warbixiyey hawlaha dhinaca ammaanka ee wasaaraddiisu u qaabilsan tahay Qaranka.
Wasiir Maxamed Kaahin wuxuu ka hadlay Diyaar-garowga Doorashooyinka Iyo Xaaladda Ammaanka ee dalka.
KA DAAWO MUUQAALKA HOOSE