Maxkamad ku taalla Maraykanka oo xukun ku riday nin Soomaali ah oo dilay xaaskiisa

Horaantii sanadkan ayaa ninkan lagu xukumay dil darajada 1-aad ah, isagoo loo haystay geeridii Muna Salaad Kuru oo 36 jir ahayd. Muna ayaa waxa la dilay sannadkii 2019-kii.

Waaxda booliska ee magaalada San Diego ayaa Kerow u aqoonsaday inuu yahay tuhmanaha dilka xaaskiisa, waxaana warsaxaafadeed Boolisku soo saaray ku sheegay inuu baxsaday lana raadinayo dilkeeda halka Kerow laba todobaad ka dib lagu xiray Panama.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker