Diyaaradihii Qaadka laascanood Gayn jiray oo Buuhoodle Ka Dagay
Diyaarad sida Qaadka Miirooga Kenya ayaa Subaxnimadii hore ee saaka ka degtay Buuhoodle sida ay ku waramayaan dadka deegaanku.
Qaadkani miirooga ayaa markii hore ma dagi jiray magaalada Laascaanood.